(Akhriso) Dowlad goboleedyada oo dalab cusub u diray dowlada Somalia

Maamul goboleedyada Somalia ayaa ka codsaday dawladda federaalka in la fasaxo deeqaha loogu talogalay wax ka qabashada abaaraha ka jira dalka. Kadib kulamo saddex maalmood ah oo wasiirrada wasaaradaha bani’aadminnimo ee dowlad goboleedyadu ku yeesheen magaalada Baydhaba ayey ka codsadeen dawladda federaalka in lasoo fasaxo lacag dhan $9.6 milyan oo dollar oo dawladda Imaaraadka Carabtu … Continue reading (Akhriso) Dowlad goboleedyada oo dalab cusub u diray dowlada Somalia